Qeexid

"Geed abaareed weyn, cufan, calemo yaryar leh, qodax lahayn oo ubaxiisu udgoon yahay."

Qeexid Xigta

Budo caleen oo marka la qaso ciddiyaha, timaha iwm lagu guduudsado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine