Qeexid

"cilmiga cimilada m.l Sayniska barashada cimilooyinka dunida iyo sida ay u saameeyaan dunida degaanka dabiiciga ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cilmiga oo kali ah:
  • Sumerian-ku sidoo kale waxay meel wanaagsan ka gaareen cilmiga Xisaabta iyo Xidigiska.
  • Kobcinta fekerka, falsafadaynta nolosha, culuunta bulshada, casriyeynta iyo wanaajinta nolosha, xorriyadda iyo xuquuqda dadka, maamulka iyo abaabulka, iyo xitaa cilmiga iyo farsamada, waxaad mooddaa in loo qaatay wax ay iyagu dhaqan u lee yihiin.