Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
cilmiyayn
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `cilmiyayn`
cilmiyaysan
Qeexid
Wax aqoon ku dhisan ahaansho.
Wax si wanaagsan loo habeeyey ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cilmiyaysnaan
Qeexid
eeg cilmiyaysan. ld cilmiyaysnaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cilmiyee
Qeexid
Wax cilmi ku dabaqid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
cilmi
Qeexid
cilmi haweed m.l Cilmiga barashada gibilka dhulka, gaar ahaan, marka laga eego dhanka cimilada iyo cimilo gooreedkaba.
Wadaag:
cilmi
Qeexid
Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday.
Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah. ld culuun.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cilmi
Qeexid
(nax.) C. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadamiga.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cilmiyaysnaansho
Qeexid
/dh ld cilmiyaysnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga cimilada m.l Sayniska barashada cimilooyinka dunida iyo sida ay u saameeyaan dunida degaanka dabiiciga ah.
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga buuraha m.l (jool.) Laan ka mid ah juqraafiga dabiiciga ah oo ku taxaluqda kala sarraynta dhulka, iyo gaar ahaan hababka buuraha.
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga cimilada m.l Sayniska barashada cimilooyinka dunida iyo sida ay u saameeyaan dunida degaanka dabiiciga ah.
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga filiqsanaanta xayawaanka m.l (c.nafl.) Barashada filiqsanaanta xayawaanka dhulka Oogadiisa.
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga gibilka m.l (fiis.) Sayniska barashada lakabyada kala duwan ee hawada.
Wadaag:
cillayn
Qeexid
ld cilladayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga muuqaalka dhulka m.l (jool.) Barashada muuqaallaada dabiiciga ee dhulka, iyo xiriirka ka dhexeya muuqaalladaas iyo dhismaha jiooloojiyeed ee ka hooseeya.
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga siyaasadda m.l Barashada habka siyaasadeed iyo awoodda xukunka ee looga dhaqmo waddan, gaar ahaan kuwa ku dhaqma nidaamka dimoqraadiga.
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga qawmiyadaha m.l Barashada sayniseed ee jinsiyadaha bani'aadamka iyo dhaqamadooda.
Wadaag:
cilmiga
Qeexid
cilmiga usdurraadka m.l Barashada usdurraadka waa sheekooyin laga gaaray dadkii hore, iyo fikrado la xiriira taariikada asalka, qeexid dhacdooyinka dabiiciga ah sida xilliyada.
Wadaag: