Qeexid
"ld cimaamadaysan."
[-dnaa, -dnayd]
cimaamadan naa
cimaamadan nayd
f.mg4"ld cimaamadaysan."
Wadaag:
(-do m.l) Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto. ld cumaamad.
m.dh
Wadaag:
Cimaamad madax ku duubasho. ld cimaamado.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg cimaamadaysan. ld cimaamadaysnaansho, cimaamadnaan, cimaamadnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
ld cimaamadaysasho cimaamadaysan f.mg4 Nin
m.l
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg cimaama-dayso. ld cimaamadaysad, cimaamaday- si, cimaamadsasho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamudan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax la alxamay ahaansho (bir iwm).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.
f.mg4
-dnaa,-dnayd
Wadaag:
Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax laamaamuday ahaansho (hanti, aqal iwm);unkaman; alkuman.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: