Qeexid
"(f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad2.
[-day, -dday]
cinaad2 ay
cinaad2 day
f.g"(f.g) Diidmo luggooyo ku jirto cid kula kicid."
(f.mg) Runta ka madax-adaygid. ld canaad2.
Wadaag:
Diidmo luggooyo ku jirta.
Runta oo la is diidsiiyo ama laga madax adaygo. ld canaad1.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.
m.l
Wadaag:
(f.g) Diin, mabda' iwm aaminid.
(f.mg) U c.: cid meel iwm u qasdiyid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo.
Calaacalid, catawid (qof).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax cad ahaansho.
Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho.
Waa ka caddahay: waa liitaa.
f.mg4
Wadaag:
Isku beegnaantalaba meelood ama shay.
Badan, si daran.
A. yar: ld aayar.
m.dh.fk
Wadaag:
Cid biyo ku hafin.
Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: