Qeexid
"Niyad; qalbi."
"Niyad; qalbi."
Wadaag:
Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare.
Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.l) Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
m.dh
Wadaag:
Nooc cawska biyaha dhexdooda ka baxa ka mid ah oo leh laamo dhaadheer oo jiljilicsan oo daashashka lagu dedo. ld dicin.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.
m.l
Wadaag:
In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay.
Hambo. ld iniq.
m.dh
Wadaag:
Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed leh laamo jilicsan, caleemo iyo iniino yaryar iyo cananno cad oo ka baxa dhulka kulaylaha.
Dhacaanka geedka cinjirka.
C. ah: shay ka sameysan dhacaanka cinjirka; xabag; ramal; goome.
m.l
Wadaag: