Qeexid
"Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini."
[-iyay, -isay]
ciniin yay
ciniin say
f.g2"Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini."
Wadaag:
Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin2, cinniin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin1, cinniin1.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.
m.dh
Wadaag:
In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay.
Hambo. ld iniq.
m.dh
Wadaag:
Indhaha kala qaadid si wax loogu dhaygago.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyaal, ml/dh) (daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.
m.l
Wadaag:
Wax ordaya wax dul saaran ka ridid.
Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin.
Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed cagaaran, cufan, caleen iyo qodax toona lahayn, laamo dhuudhuuban oo dhacaan cad leh oo geelu ku sumoobo hadduu daaqo.
m.l
Wadaag: