Qeexid

"Geed leh laamo jilicsan, caleemo iyo iniino yaryar iyo cananno cad oo ka baxa dhulka kulaylaha."

Qeexid Kale

C. ah: shay ka sameysan dhacaanka cinjirka; xabag; ramal; goome.

Qeexid Xigta

Dhacaanka geedka cinjirka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine