Qeexid
"(-yo, m.dh) (daaw.) Gal ka sameysan cinjir xariir oo guska la galiyo marka galmada; cinjirkaasu wuxuu labada qofba ka xafidaa cudurrada galmada, wuxuu celiyaa uur qaadidda."

Wadaag:
Geed leh laamo jilicsan, caleemo iyo iniino yaryar iyo cananno cad oo ka baxa dhulka kulaylaha.
Dhacaanka geedka cinjirka.
C. ah: shay ka sameysan dhacaanka cinjirka; xabag; ramal; goome.
m.l
Wadaag: