Qeexid
"ld ciniin1."
"ld ciniin1."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin1, cinniin1.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.
m.dh
Wadaag:
Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin2, cinniin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Nin dhererka caadiga ah aad uga gaaban.
Qof qaarka dambe naafo ka ah.
m.l
Wadaag:
Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.
m.l
Wadaag:
Budo meseggo ama galley oo biyo lagu rafaaqay.
Budo meseggo ama galley iyo bur laysku qasay oo canjeelo laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
Cadad yaryar oo meeshi ay ku dhegganaayeen xoog iyo dhaqso uga soo fuqay, ama uga soo ganmay.
Ciyaar carruureed ah dhaqxaan yaryar oo faraha lagu gamayo. ld faniin1.
m.l
Wadaag: