Qeexid
"ld ciniin2."
[-nay, -ntay]
cinniin2 ay
cinniin2 tay
f.mg1"ld ciniin2."
Wadaag:
Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin2, cinniin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.
m.dh
Wadaag:
Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin1, cinniin1.
m.l
Wadaag:
Haweeney dhererka caadiga ah aad uga gaaban.
C. ah: miro jirro awgeed la yaryaraaday.
m.dh
Wadaag:
Ilko si xoog leh wax ugu qabasho.
Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Biyo ku rafaaqid budo meseggo ama galley.
Budo meseggo ama galley iyo bur isku qasid si canjeelo looga sameeyo.
f.g1
Wadaag:
(baay.) Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku.
m.dh
Wadaag:
Wax ordaya xoog uga dhicid.
Wax meeshii ay joogeen ama ku dhegganaayeen xoog uga soo go'id ama uga soo ganmid.
Xoolo gaar u cararid. 2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-nyo, m.l) Labada qanjir, oo ugaxda qaabkeeda leh, oo qooraha ku jira, oo biyaha laboodka sameeya, middood; raayaha middood.
m.dh
Wadaag: