Qeexid
"(-nno m.dh) ld cunwaan."
"(-nno m.dh) ld cunwaan."
Wadaag:
Magaca la siiyo buug, maqaal iwm oo tilmaamaya waxa uu ka hadlayo.
Meel cid waraaqaha loogu hagaajin karo. ld cinwaan.
m.l
Wadaag:
Dad jaahil ah oo aan diin lahayn.
Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.
m.l
Wadaag:
Nabad yar oo ay kala dhigtaan laba qolo oo ay colaadi dhex tiil, heshiis nabadeed oo ku meel gaar ah.
Rajo.
m.dh
Wadaag:
Amar dowladeed iyo wax la mid ah si bareer ah loo diido; fallaagannimo.
Caasinnimo.
m.l
Wadaag: