Qeexid
"(daaw.) Dawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriingi, sida badan dawada looga baqayo in ay jajabiso aasidhka caloosha."
"(daaw.) Dawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriingi, sida badan dawada looga baqayo in ay jajabiso aasidhka caloosha."
Wadaag:
Bacaad qorraxdu kululaysay.
Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m.dh
Wadaag:
Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbadhiibsasho.
m.l
Wadaag:
(-nno m.dh) Qof aqoon u leh duulinta ama hoggaaminta dayaxgacmeedka. ld cirbixiyeen.
m.l
Wadaag:
Faras, rakuub iwm si uu orodka u dheereeyo cirbaha ku dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbataagid.
m.l
Wadaag:
Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
eeg cirbadhiibso. ld cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhi
m.f.dh
Wadaag: