Qeexid
"Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso."
[-saday, -satay]
cirbadhiibs aday
cirbadhiibs atay
f.mg3"Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso."
Wadaag:
Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbadhiibsasho.
m.l
Wadaag:
eeg cirbadhiibso. ld cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhi
m.f.dh
Wadaag:
Maro, harag iwm giijisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof isagoo fadhiya lugaha fidsasho; dhiidhiib u fariisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Isku taagidda faraha lugaha iyaada oo cirbaha kor loo qaadaayo. ld cirbadhiib.
m.l
Wadaag:
Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: