Qeexid
"Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid."
[-gay, -gtay]
cirbataag2 ay
cirbataag2 tay
f.mg1"Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid."
Wadaag:
Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbataagid.
m.l
Wadaag:
Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg cirbataagso. ld cirbataagsad, cirbataagsi.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno m.dh) Qof aqoon u leh duulinta ama hoggaaminta dayaxgacmeedka. ld cirbixiyeen.
m.l
Wadaag:
Wax meel joojin.
Wax kor u qaadid.
Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Faras, rakuub iwm si uu orodka u dheereeyo cirbaha ku dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(kiim.) Walax loo yeeli karo qaab marka la adeegsado kul ama cadaadis. Caagagga badankooda waxa laga sameeyaa “xabko” macmal ah oo la tarmiyey.
m.l
Wadaag: