Qeexid

"Faras, rakuub iwm si uu orodka u dheereeyo cirbaha ku dhufasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cirbi oo kali ah:
  • Cirbixiyeen kale oo ninka arooska ah hawada sare la jooga ayaa ogolaadey in uu minxiis u noqdo.
  • Taas oo uu si cad ugu cabbiri jiray gabayadii, doodihii iyo faallooyinkii uu ku muujin jiray is maandhaafka jeylalka is cirbinaya iyo iska soo horjeedka garaadka iyo kasmada.