Qeexid
"Cirka oo daruur roob wada qarisay, meel yar oo ka bannaan."
"Cirka oo daruur roob wada qarisay, meel yar oo ka bannaan."
Wadaag:
Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo.
Iin. ld goldaloosho.
m.dh
Wadaag:
Badar raran ama dufan ku dubasho.
Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
f.g3
-ooshay, -oolatay
Wadaag:
Roobdoon geed la fuulayo oo suuratul Huud la akhrinayo.
m.dh
Wadaag: