Qeexid
"(caafaariid/-dyo, m.dh) Jin dhib badan. ld cifriid."
"(caafaariid/-dyo, m.dh) Jin dhib badan. ld cifriid."
Wadaag:
Wiish silig koronto leh ku socda oo qararka iyo buuraha dhaadher la isaga tallaabo.
m.dh
Wadaag:
Bacaad qorraxdu kululaysay.
Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m.dh
Wadaag:
Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
Roob.
m.l
Wadaag:
/dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m.l
Wadaag: