Qeexid
"Waxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso."
"Waxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso."
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Ciribdambeed. ld cidhib1.
m.dh
Wadaag:
Nafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
/dh (-dyo, m.dh) Dusha xoolaha la rarto dhankeeda dambe.
m.l
Wadaag:
Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
m.l
Wadaag: