Qeexid
"Wax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in."
[-ooyay, -oysay]
ciribgo oyay
ciribgo ysay
f.g2"Wax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in."
Wadaag:
Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Ciribdambeed. ld cidhib1.
m.dh
Wadaag:
Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto.
Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka.
Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
m.l
Wadaag:
Bacaad qorraxdu kululaysay.
Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m.dh
Wadaag:
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
m.l
Wadaag:
Nafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: