Qeexid
"Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho."
[-ray, -rtay]
ciribtir2 ay
ciribtir2 tay
f.g1"Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho."
Wadaag:
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax jiritaankiisa baaba'ay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax jiriitaankiisa baaba'ay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
/dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m.l
Wadaag:
Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Ciribdambeed. ld cidhib1.
m.dh
Wadaag:
Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Nafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag: