Qeexid
"eeg ciribtiran1."
"eeg ciribtiran1."
Wadaag:
Wax jiritaankiisa baaba'ay ahaansho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
m.l
Wadaag:
Wax jiriitaankiisa baaba'ay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax jiritaankiisa baaba'ay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Bacaad qorraxdu kululaysay.
Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m.dh
Wadaag:
Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Ciribdambeed. ld cidhib1.
m.dh
Wadaag:
Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag: