Qeexid
"ld cirbadhiibsasho."
"ld cirbadhiibsasho."
Wadaag:
eeg cirbadhiibso. ld cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhi
m.f.dh
Wadaag:
Isku taagidda faraha lugaha iyaada oo cirbaha kor loo qaadaayo. ld cirbadhiib.
m.l
Wadaag:
eeg dhiibdhiibso. ld dhiidhiibsad, dhiidhiibsi.
m.f.dh
Wadaag:
Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbadhiibsasho.
m.l
Wadaag: