Qeexid
"(f.g) Meel, ciriiri ka dhigid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin. ld cariiri2.
"(f.g) Meel, ciriiri ka dhigid."
(f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin. ld cariiri2.
Wadaag:
Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed.
Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed.
Wax heliddooda adagtahay. 4. Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto. ld cariiri1.
m.l
Wadaag:
Meel, wax ciriiri ah ahaansho. ld cariiryoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Bacaad qorraxdu kululaysay.
Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m.dh
Wadaag:
Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Ciribdambeed. ld cidhib1.
m.dh
Wadaag:
Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto.
Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka.
Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
m.l
Wadaag:
eeg ciriiryoon. ld cariiryoonaan, cariiyoonaansho, ciriiryoonaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid.
Cid u yeerid.
f.mg1
Wadaag:
Cid, ciirsi weyddiisasho.
Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: