Qeexid
"eeg ciriiryoon. ld cariiryoonaan, cariiyoonaansho, ciriiryoonaansho."
"eeg ciriiryoon. ld cariiryoonaan, cariiyoonaansho, ciriiryoonaansho."
Wadaag:
Meel, wax ciriiri ah ahaansho. ld cariiryoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed.
Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed.
Wax heliddooda adagtahay. 4. Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto. ld cariiri1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Meel, ciriiri ka dhigid.
(f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin. ld cariiri2.
f.g
Wadaag:
Wax farabadan oo meel wada jooga oo intaas is dabammaraya.
m.l
Wadaag: