Qeexid

"Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto."

Qeexid Kale

Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.

Qeexid Xigta

Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine