Qeexid

"Meereyaasha kan ugu weyn oo u dhexeeya farraare iyo raage; mushtar. ld cirjiir."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cirjeex oo kali ah:
  • Ka dib waa meerayaasha xajmiga waaweeyn ee ka samaysan hawada iyo boodhka ee Cirjeex (Jupiter), Raage (Saturn), Uraano (Uranus) iyo meeraha Docay (Neptune).
  • Horaantii qarnigii 17aad waxay heleen in meereyaasha Cirjeex iyo Raage Cirjeex iyo Raage yihiin duni ka wayn dhulka.