Qeexid
"(-rro, m.dh) Shimbir habeenkii ciya oo saadaaliya roob. ld cirsankayeer."
"(-rro, m.dh) Shimbir habeenkii ciya oo saadaaliya roob. ld cirsankayeer."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
ld cirkayeer.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Codka ay soo celiyaan qararka iwm. marka u dhowi dhawaaqsan.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-cyo m.dh) Dhagax shiil madow ah oo la rumaysanyahay in uu hawada sare ka yimid.
Arrin si lama filaan ah u dhacda.
Waran-cireeyada aan atmoosfeerka ku soo burburin, ee soo gaara dhulka. ld cirsoodhac.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: