Qeexid
"Wax ama qof cirroole ka dhigid."
[-reeyay, -raysay]
cirre eeyay
cirre aysay
f.g2"Wax ama qof cirroole ka dhigid."
Wadaag:
Wax ciid ku shubid.
Geel cusbo siin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(c.nafl.) Sooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku haya ilkaha iyo daamanka.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Hilibka ku yaal labada fuq ee afka nafleyda oo ilkaha haya.
m.l
Wadaag:
Dhabar u seexasho.
Dhabar u dabaalasho.
Qof hadba dhinac isu rogid.
f.mg2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
/dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m.l
Wadaag:
Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
Roob.
m.l
Wadaag:
Xubin sac dhali waayay sancayn.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto.
Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka.
Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
m.l
Wadaag: