Qeexid
"eeg cirridbaar."
"eeg cirridbaar."
Wadaag:
War ama xog lagu tuhmayo inuu wax ka ogyahay, qof si dadban u weyddiin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Hilibka ku yaal labada fuq ee afka nafleyda oo ilkaha haya.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Sooh xiriirka iyo xuubka daboola (mucous membrane) oo isku haya ilkaha iyo daamanka.
m.l
Wadaag:
Bacaad qorraxdu kululaysay.
Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m.dh
Wadaag:
Wax ama qof cirroole ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: