Qeexid

"(-layaal m.l/dh) Qof gaboobay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cirroole oo kali ah:
  • Taas oo dhalisay in ay le'daan dad lagu qaddaray kumanyaal qof oo carruur, cirroole iyo haween u badan.
  • Waxaanan joognaa adduunyo arxandaran oo la isku dhiirrigeliyo in dhulka lagu malaaso magaalooyin ay malaayiin qofood ku noolyihiin, caruur iyo cirroole midkoodna aan la badbaadin.