Qeexid
"Cirboor; qode."
"Cirboor; qode."
Wadaag:
(-nno m.dh) Qof aqoon u leh duulinta ama hoggaaminta dayaxgacmeedka. ld cirbixiyeen.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed ku timaada qayb ka mid ah muruqa wadnaha oo u dhimata dhiig la'an awgeed. Astaamo: xanuun aad u xoog weyn oo lama filaan ah oo laga dareemo sida badan naaska bidixeed hoostisa, wuxuuna u fidi karaa xagga garabka, gacanta iyo luqunta.
m.l
Wadaag:
Wax ama qof cirroole ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin.
m.l
Wadaag:
Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Awoodda nafley u leedahay in ay raashiin wax badan ka cunto. ld cirweynaan.
m.dh
Wadaag: