"Awoodda nafley u leedahay in ay raashiin wax badan ka cunto. ld cirweynaan."
Wadaag:
Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
eeg cirweyn. ld cirweynaansho, cirweyni.
m.f.dh
/dh ld cirweynaan.
m.l
ld amarweynaan.
m.dh
Cirboor; qode.