Qeexid
"Wax aan xaddi badan cunto ka qaadan ahaansho."
[-raa, -rayd]
ciryar aa
ciryar ayd
f.mg4"Wax aan xaddi badan cunto ka qaadan ahaansho."
Wadaag:
Awood la'aanta nafley, raashiin in ay wax badan ka cunto. ld ciryaran.
m.dh
Wadaag:
/dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m.l
Wadaag:
Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
Roob.
m.l
Wadaag:
Faras, rakuub iwm si uu orodka u dheereeyo cirbaha ku dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Godka laba iyo labaatanaad ee dayaxu fariisto.
Xiddig dayaxa la fariista xilliga jiilaalka.
Qof adadag oo ayaan badan oo dhashay xilliga xiddiggaas.
m.l
Wadaag:
Bacaad qorraxdu kululaysay.
Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid
m.dh
Wadaag:
Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta.
Ciribdambeed. ld cidhib1.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay. ld cidhf.
m.l
Wadaag: