Qeexid
"Awood la'aanta nafley, raashiin in ay wax badan ka cunto. ld ciryaran."
"Awood la'aanta nafley, raashiin in ay wax badan ka cunto. ld ciryaran."
Wadaag:
Wax aan xaddi badan cunto ka qaadan ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
/dh (c.nafl.) Xaddiga cuntada ee qof caloosha ku qaadi karo.
m.l
Wadaag:
Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan.
Roob.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: