Qeexid

"(-llo, m.dh) Xubnaha taranta labka ee dibiga, wanka, orgiga iwm."

Qeexid Xigta

Caws yaryar oo dhaqso u soo baxa marka roob ku da'o.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine