Qeexid
eeg cisee.
eeg cisee.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Cid sharfid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg misee. ld maseyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld ceshiimeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ciso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciidee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xurmo.
Qeexid Xigta: Dhiigga haweenka bishiiba mar ku dhaca; caado. ld cis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg calasee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Habeenka intiisa hore; fiid.
Qeexid Xigta: (dii.) Shanta salaadood ee Islaanka faralka ku ah midda habeenki la tukado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Xubnaha taranta labka ee dibiga, wanka, orgiga iwm.
Qeexid Xigta: Caws yaryar oo dhaqso u soo baxa marka roob ku da'o.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: /mg2 C./ka c.: naflayda qaarkood ci' ka dhawaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]