Qeexid
"ciso-la'aan m.dh (daaw.) La'aanta ama joogsashada caadada (dhiigga) ay dumarku bishii mar helaan. Caado ma laha gabdhaha aan baaluqin, dumarka uurka leh ama caano laga nuugayo iyo kuwa dhalmo dayska ah."

Wadaag:
Xurmo.
Dhiigga haweenka bishiiba mar ku dhaca; caado. ld cis.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.
mu.y.ac
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
y (yeele) — yeele (subject)
Qeyb: naxwe
ac — aan cayinnayn (indefinite)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
la2 h Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa oo tilmaamaya wehelin ama wax wada qabsi. Tus. “Cali buu la socdaa”, “Wuu ila shaqeeyaa”, “Kursigaan la tag!”.
Wadaag:
ld ciso.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
/mg3 Labbis qaadasho.
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
-stay, -satay
Wadaag:
Mindi iwm lisin ku afayn.
Xoolo maalid.
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-stay, -satay
Wadaag: