Qeexid
"Hambo."
"Hambo."
Wadaag:
Geed cagaaran, cufan, caleen iyo qodax toona lahayn, laamo dhuudhuuban oo dhacaan cad leh oo geelu ku sumoobo hadduu daaqo.
m.l
Wadaag:
Nooc cawska biyaha dhexdooda ka baxa ka mid ah oo leh laamo dhaadheer oo jiljilicsan oo daashashka lagu dedo. ld dicin.
m.l
Wadaag:
(f.g) Diin, mabda' iwm aaminid.
(f.mg) U c.: cid meel iwm u qasdiyid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Xarriiq meel ku taal.
Ood weyn oo xeryaha xoolaha iridkooda lagu gooyo; ood-afo.
m.dh
Wadaag:
Qof diin, mabda' iwm aaminsan. ld ictiqaadsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg citiqaadsan. ld citiqaadsanaansho, ictiqaadsanaan, icti - qaadsanaans
m.f.dh
Wadaag: