Qeexid

"ld cayaari1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciyaari oo kali ah:
  • Mutiu Adepoju, wuxuu ka mid ahaa Qaranka Nayjeeriya ee ka qaybgashay ciyaarihii koobka adduunka ee 2002 ka dhacay Japan iyo Kuuriya, hase yeeshee muu safan tartankii ciyaarahaas oo wuxuu ahaa xubnaha kaydka ee kooxdaas.
  • Kubada Cagta waxaa laga yaqaanaa caalamka oo dhan, waxaana la ciyaari jiray qarni aad u dheer.