Qeexid
"ld cayaari2."
[-iyay, -isay]
ciyaari2 yay
ciyaari2 say
f.g2"ld cayaari2."
Wadaag:
Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Haweeney maamulka aqalkeeda iyo nadaafadda jirka aad u ilaalisa oo uga adag.
m.dh
Wadaag:
Waar ku cabbirid.
Wax waaro ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/2 (-ryay, -riday/-risay; -ryi) Naas caanihii laga idlaystay nuugid.
f.g1
Wadaag:
(f.g) Meel, ciriiri ka dhigid.
(f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin. ld cariiri2.
f.g
Wadaag: