Qeexid

"(-wyo, m.dh) Shimbir gelinka hore ee habeenkii cida."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ciyow oo kali ah:
  • Haweeney lagu magacaabo Sahro Shariif ayaa ku naf weyday waxaana ku dhaawacmay ninkeeda oo la yiraahdo Axmed Ciyow iyi gabar ay dhashay oo la yiraahdo Ayaan Ciyow oo dhaawac halis ah soo gaaray.
  • Gudomiyaha degmada Jalalaqsi Muse Cilmi Ciyow ayaa sheegay in maamulka Jowhar ay si xoog ah ciidamo ugu soo weerareen tuuladaasi Heji kuwaas oo uu sheegay iney ka yimadeen dhinaca Mahadaay.