"(-wyo, m.dh) Shimbir gelinka hore ee habeenkii cida."
Wadaag:
ciyow2 fk. Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon.
ciyoon fk. ld ciyow2.
Waqti jiilaal ah, reero shiraystay, hilibka ay siiyaan cid aan wax qalin.
Xarar lagu dhigo rarada ama weel.
m.l
Soo bixidda gabar qaangaartaynaasku u soo baxo. Tus. “Naas abtiyow ayaau soo baxay”.
G. ah: cudur guri noqday (nafley).
m.l.kh
eeg ci'2.
m.f.dh