Qeexid
"ciyow2 fk. Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon."
"ciyow2 fk. Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Waqti jiilaal ah, reero shiraystay, hilibka ay siiyaan cid aan wax qalin.
Xarar lagu dhigo rarada ama weel.
m.l
Wadaag:
Gabarqaangaartay naas ka soo bixid.
f.mg1
-obay, -owday
Wadaag:
(-oobay, -oowday; -oobi) Nafley cudur guri ka noqosho.
f.g1
Wadaag: