"Geed abaareed, caleen ballaaran oo aan qodax lahayn."
Wadaag:
(u) Koox dad ah oo hubeysan.
Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro.
(u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.
m.l
(-llo, m.dh) ld hoobal.
Qayb, cad.
Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.