Qeexid

"U c.: cid la dooranayo cod siin."

Qeexid Kale

Wax heesid; wax halaburid.

Qeexid Xigta

Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga codee oo kali ah:
  • Codeyntii Maanta ayaa waxaa soo xaadiray 214 xildhibaan waxaana mooshinka xil kordhinta ee miiska la soo saraay u codeeyay ilaa 211 mudane iyadoo 3-na ay diideen mana jirin mudane ka aamusay.
  • Fadhiga halaga kaco oo aan u codeeyno Abib si caruurtu inoogu bad baado, sidaas ayaynu ku noqon karaa bulsho ka muuqata dalkaan Finland.