Qeexid
"(c.af) Xaraf marka lagu dhawaaqayo aan afka dabayli ka soo baxayn."
"(c.af) Xaraf marka lagu dhawaaqayo aan afka dabayli ka soo baxayn."
Wadaag:
(c.af) Xaraf marka lagu dhawaaqayo dabayl xoog lihi afka ka soo baxdo.
m.l
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan fahamsanayn xaaladda lagu suganyahay; aan lahayn garaad fiican.
m.l
Wadaag:
Qof ama dad badan oo cid kale colaad iyo xumaan u haysa; cadaawe.
Qof aan naxariis lahayn. ld cadow.
m.l
Wadaag:
Qof aanciddii uu ka soo farcamay la aqoon.
Qofaan meher ku dhalan; wacal; garac.
m.l
Wadaag: