Qeexid
"Wax si xushmad iyo qaddarin leh u weyddiisasho."
[-saday, -satay]
cods aday
cods atay
f.g3"Wax si xushmad iyo qaddarin leh u weyddiisasho."
Wadaag:
Si xushmad iyo qaddarin leh oo cid wax loo weyddiisto. ld codsasho.
m.l
Wadaag:
Dhawaaq afka ka soo baxa marka la hadlayo, ama la heesayo, ama la qaylinayo iwm.
Diidmo ama oggolaansho laga dhiibto doorasho.
m.l
Wadaag:
Wax si xushmad iyo qaddarin leh u weyddiisasho.
f.g3
-otay, -odatay
Wadaag:
(-dad, m.l) (nax.) Maayad hawo, neefsi aan ahayn oo soo dhex jibaaxda seedcodeedyada kana soo baxda moqorrada hadalka midkood.
m.l
Wadaag:
U c.: cid la dooranayo cod siin.
Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo.
Wax heesid; wax halaburid.
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(c.af) Xaraf marka lagu dhawaaqayo dabayl xoog lihi afka ka soo baxdo.
m.l
Wadaag:
(c.af) Laan ka mid ah cilmiga afka oo la xiriira dhawaaqyada ereyada.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Nafley salaaxasho.
(f.mg) Nafley salaax u bogid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(c.af) Cod dheer oo ku dul dhaca hal shaqal oo ka mid ah ereyga; codkacu rugo kala duwan ayuu ereyada uga dhacaa, taasna waxay keentaa in lagu kala saaro ereyo micnahooda, siiba kuwa qoraalkoodu isku midka yahay, sida “inan” (oo wiil ah) iyo “inan” (oo gabar ah).
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) C. ah: qof hadalkiisu fasiix yahay oo figraddiisa si fiican u jeedin kara.
m.l
Wadaag: