Qeexid
"Cid cadaad u hayn."
[-iyay, -isay]
colaad yay
colaad say
f.g2"Cid cadaad u hayn."
Wadaag:
Dareen nacayb iyo isdiidmo ku jira oo laba qof ama ka badan isu hayaan.
m.dh
Wadaag:
(-iyo m.dh) Nooc haadka hilibka cuna ka mid ah, xoog badan leh, gorgorkana ka yar. ld coomaadde.
m.l
Wadaag:
Wax baylah ka ilaalin iyada oo aan muhimad dheerraad ah la siinayn.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(u) Koox dad ah oo hubeysan.
Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro.
(u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.
m.l
Wadaag:
Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad.
m.l
Wadaag: