Qeexid

"eeg colaadi. ld colaadis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga colaadin oo kali ah:
  • Dagaaladan ayaa daba socda weeraro labadi maalin ee lasoo dhaafay ka dhacay deegaanada Buula Banaan iyo Geeda Barkaan oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada magaalada Jowhar halkaas oo mudo bilooyin ah isku colaadinayeen laba beelood oo deris ah.
  • Sow magaca islaamka ma aha waxa nalagu colaadinayo?